About Me

Page-kan Waxaan uggu Tallo galey iney ka Faa'ideystaan dhaamn dhalinyarada aqoon doonka ah ee Somaliyed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxan doonayaa insha Allah in aan idiin soo galiyo casharo idin anfici doona haduu Alle yidhaa


My Background 
Waxaan ahay ardey dhigta jaamacada Hargeisa , KuliyadaXanaanada Xoolaha , Waxaan ahay ardey ah sanadkii 3aad, Waxaan ku Faraxsanahay in ay Noqotey Xirfadeydii 2aad Kuliyada ICT-GA , Waan jeclahay in aan barto kuliyadu kala duwan Haduu Alle yidhaa.




 

No comments:

Post a Comment

Pages